Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socdey Dalka Mareykanka Iyo Dr,s Adna Aadan Oo Kawar Bixisay Socdaalka Waftiga
April 20, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socdey dalka Mareykanka oo ay wadey Marwo Adna Aadan wasiirkii hore ee arimaha dibada Somaliland .
Waftigan ayaa waxaa ay ka socdaan aqalka senator-ka ee dalka Mareykanka waxaana ujeedkooda ay Hargeysa u yimadeen ay tahay xaqiiq raadin ku saabsan arimaha abaaraha iyo nabada ka jirta Somaliland