Dawlada Iyo Dadka Dalka Imaaraadka Carabta Oo Bilaabay Olole Dhaqaal Fara Badan Loogu Ururinaya Umada Somaliyeed Ee
April 23, 2017 - Written by Berbera Today
Abu Dubai(Berberatoday.com)-War ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadad dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta ayaa lagu sheegay in Qaraxii shalay wafddi ka socda Imaaraadka lagula beegsaday Muqdisho uusan waxba u dhimi doonin kaalinta Imaaraadka Carabta ee Somaliya.
Wasaaraddu waxa ay xustay in kaalmada Somaliya ee Imaaraadka ay sii socon doonto islamarkaana aysan qarax iyo wax la mid ah u hakin doonin howlaha gargaarka ah ee ay ka wadaan Somaliya.