berberatoday.com
“Fanaaniinta Qurba Joogaa Ama Kuwa Wadanka Jooga Waxaan U Sheegayaa Hadii Aad Damacdaan Inaa Xafalada 18 May Qabataan Xaflad Hanoqoto Midaa Ugu Hiilinaysaan Ama Ku Caawinaysaan Umadiina Abaartu Aafeysey”Fanaan Maxamud Xuseen Halwed
April 23, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanka Caanka ah ee Maxamud Xuseen Halwed oo kamida Fanaaniinta Qurba jooga ah ee Reer Somaliland hadana ku sugan dalka ayaa baaq dheer fariin ugu diray Fanaaniinta Qurba joogta ah ee dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland iyo kuwa da;lka gudihiisa joogaba.

Fanaan Halwed ayaa Fanaaniinta dhigiisa ah ugu baaqay inay Xaflada 18 may ee ay awal hore dhaqaalaha ugaarka ah ay ku urursan jireen sanadkan ugu hiiliyaan ama ku caawiyaan Dadka reer Somaliland ee abaarta daba dheeraatay aafaysay. Waxaanu Fanaan Halwed sheegay in magac iyo maamuusba maanta ay fanaaniinta reer Somaliland ka helayaan inay fankooda ugu hiiliyaan umada xoolihiina ka baxeen ee abaarta iyo sixir bararku aafeeyay.

Fanaan Maxamud Xuseen Halwed oo Baaqa uu fanaaniinta udiraya ka hadlaya ayaa waxa uu Yidhi”

Fanaaniinta Qurba Joogaa Ama Kuwa Wadanka Jooga Waxaan U Sheegayaa

Hadii Aad Damacdaan Inaa Xafalada 18 May Qabataan Hanoqoto Midaa Ugu Hiilinaysaan Ama Ku Caawinaysaan Umadiina Abaartu Aafeysey

Anigu xaflad 18 May Oon Ka Qayb Galo Waxaa Iigu Horeysey 1998 Magaalada Amsterdam Ee Dalka Holland Ilaa Iyo 2006 Sideedaa Sano Tama Ruc Aanu Dalka Ku Caawinayney Ayaanu Wadnay

Hadba Waxaan Idin Leeyahay 20 Sano Oo Aad Xaflado Lacagteed Jeebka Ku Shubanayseen Waxaa Idiinka Magac Roon Habeen Keliya Aad Umadiina Caawisaan
Waxaan Idiin Sheegayaa Aduun Magac Baa Ka Hadha Manfacu Wuu Dhamaadaa

Aniga Waxa Ii Farxada Fanaaniinta Degan Wadan Hebla Ayaa umadoodii Caawisay Oo Door Biday Inay Dadkooda Iyo Dalkooda U Hiiliyaan
Bal Maanta Halla Arko Waxtarkiina Faneed Inaa Ugu Hiilisaan Dadkiina Iyo Inaa Inoo Samaysan Magac Iyo Ceeb aan Idinka Hadhin

Image may contain: 2 people, text
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews