Daawo Muuqalka”Xildhibaan Qabiile Oo Ku Dhawaaqey In Beeshiisu Tageero Buuxda U Hayso Xisbiga Waddani
April 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Qabiile oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana laga soo doortey gobalka Saaxil ayaa waxaa uu ka hadley taageraada ay beesha Suber Awal oo uu ka soo jeedo ay u hayso xisbiga Waddani .
Waxaa uu sheegay Xildhibaankani in beesha Suber Awal ay tageero buuxda u hayso xisbiga Kulmiye isla markaana cududooda halkaas ka muujin doonan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/QlsgtbDyktE
Berberatoday.com