Daawo Sawirada Reer Hargeysa Oo Soo Dhaweyn Dhoolatus Ah Ku Qaabilay Waftigii Xisbiga Waddani Ee Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Dibada Ku Maqnaa
April 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqolaal qof oo ah tageerayaasha xisbiga Waddani ayaa waxaa ay maanta
magaalada Hargeysa si heer sare ah isla markaana fooladeyn u muuqata ugu soo dhaweyeen wafti hogaaminaayo musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi oo mudooyinkii ugu danbeeye safar ugu maqanaa qaar ka mid ah dalalka qaarada Yurub
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Warkan
