berberatoday.com
Guud Ahaan Shaqaalaha Dawladda Oo Loo Fasaxay Xuska DHEEL-MINTII NEBI MUXAMED (CSW) Oo Maanta Ku Beegan
April 24, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa Maanta oo Taariikhdu ku beegan tahay 24-ka bisha Afraad, 2017-ka, oo waaqafsan 27-ka bisha 7-aad, 1438 Hijriga, waxa Dunida Muslimka ah laga oogayaa Xuska HABEENKII SAMADA LOO DHEEL-MIYEY NEBIYULLAAHI MUXAMED (CSW).

Xuska Dheel-minta Nebigeenna Muxamed (CSW) ama ISRAA WAL MICRAAJ, awgeed ayaa Shaqaalaha Dawladda Somaliland waxay noqon doonaan fasax, sida uu Maanta ku dhawaaqay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed Geelle.

sharmaake_geelle11 (1)

Guddoomiye Sharmaarke oo Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa yidhi “Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu waxay shaacinaysaa Maanta in Berri oo Taariikhdu tahay 24-ka bisha Afraad, 2017-ka, kuna beegan 27-ka bisha 7-aad, 1438 Hijriga, inay Shaqaalaha Dawladdu noqon doonaan Fasax, kana nasan doonaan hawl maalmoodkoodii Shaqo, maaddaama oo ay ku beegan tahay Habeenkii la Dheelmiyey Nebiyullaahi Muxamed (CSW). Markaa Maalintan oo ka mid ah Maalmaha fasaxa, waxaanu shaacinaynaa inay Shaqaalaha Dawladdu fasax yihiin..

https://youtu.be/Mg5ptCX8CRo

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews