“Maanta Jawigu Wuxuu U Eegyahay Sanadkii 2010-Kii Oo Ah Wakhtigii Kulmiye Ku Guulaysanaayey Talada Dalka”……Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble”Daawo Muuqaal
April 25, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa waxaa uu sheegay in jawiga siyaadadeed ee maanta uu yahay mid u eeg sanadkii 2010-kii kaas oo ah wakhtigii xisbiga Kulmiye uu talada dalka ku guuleystay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/jWtf1nly9_0
Berberatoday.com