berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Deegaanka Buuralayda Sheekh Oo Maalmihii Udanbeeyay Ay Kusoo Hayaamayeen Reer Guuraa Kasoo Hayaamay Dhulkii Ay Deganaayeen Oo Abaartu Jiidhay
April 27, 2017 - Written by Berbera Today

Sheekh(Berberatoday.com)-Deegaanka Buuralayda Degmada Sheekh Ayaa Maalmihii Udanbeeyay Waxaa Kusoo Guuray  Beelo Kasoo Hayaamay Dhulkii Aay Deganaayeen Oo Abaartu Jiidhay, Hawdka Burco,

dadkana Ayaan Badiba Wadan wax Xoolo Ah Waxaanay naftooda kala Soo Carareen Dhul Aay Ka Jirto Gaajo iyo Haraad,

Badhasabka Bobolka Saaxil  iyo Mayorka Berbera  Wafti Aay Hogaaminayaan Ayaana Gaadhay Deegaamada Buuralayda Sheekh Si Aay U Ogaadaan Dhibaatada Taagan,

Waftigan Ayaa waxa qayb Ka Ahaa saraakiil Ka Socotay Hay,ada  WFP iyo Masuuliyiinta Degmada Sheekh oo Iyagu Qaylo Dhaanta Usoo Diray Maamulka Gobolka Saaxil,jam 5

Badhasabka Gobolka Saaxil Ayaana Ku Baaqay In Sida Ugu dhaqsaha badan dadkan gargaar Loola Gaadho,

https://youtu.be/kqGwjulrYvw

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews