berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Sheekh Xassan Daahir Aweys Oo Muuqaal Cajalad Ah Iska Iska Soo Duubey Iyo Fariin Digiin Ah Oo Uu Diray
April 29, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Sheekh Xassan Daahir Aweys oo ka mid ahaan jiray hogaamiyayaashii urur

diimeedyadii ka jiray dalka Somaliya isla markaana iminka ku jira gacanta Dawlada Somaliya , waxaana uu hada ku jiraa xabsi Guri .

Image may contain: 1 person, sunglasses

 

 

Sheekh Xassan Daahir Aweys ayaa waxaa uu ka hadley urur diimeedkii dhawaan lagu dhawaaqey isla markaana la taageray dhulka Soomalida ee lagu magacaabo As-saaciduun Bilxaq.

 

Sheekh Xasan Daahir ayaa fariinta uu soo duubay ku sheegay inuu si weyn u yaqaano hogaamiyaha kooxdan iyo ninka Soomaaliya u qaabilsan, isagoo bulshada ugu digay ururkaan cusub, wuxuuna caddeeyay inay yihiin koox takfiir ah oo dadka muslimiinta ah gaaleysiisa isagoo canbaareeyay fahamkooda khaldan ee dhinaca diinta.

Sheekh Xasan Daahir ayaa muuqaalka laga soo duubay ku sheegay inuu aqoon u leeyahay amiirka kooxdan ee reer Masar Mistafa Kamil iyo ninka u qaabilsan Soomaaliya Cusmaan Cabdulle Rooble.

Wuxuu soo jeediyay inaan kooxda wax dil ah loo geysan, xabsi la dhigin, isla markaana ciriiri la gelin, balse culimada diinta ay la doodaan oo afkaartooda dood lagala yeesho.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews