Dalka Masar Oo Saldhig Military Ka Sameysan Doona Mid Ka Mid Ah Dalalka Bariga Africa+Waa Dalkee
April 29, 2017 - Written by Berbera Today
Masar(Berberatoday.com)-Jabhad ka soo horjeeda dawladda Eritrea, ayaa daboolka ka qaaday in Masar heshiis ay Saldhig Millatari ku furanayso la gashay xukuumadda Eritrea. Ka dib markii ay ka quusatay inay Somaliland siiso saldhig ay ka doonaysay.

Mareegta The National, ayaa saldhigan wax ka qortay, waxa warbixinteedu u dhigneed sidan .
“Wararka ka imanaya dalka Eritrea, ayaa sheegaya in dawadda Masar ay heshiis la gaashay xukuumadda Eritrea si ay uga furato Saldhig Millatari dalkaas.Wargeyska Sudan Tribune, ayaa baahiyay in dawladda Masar ay hore iskugu dayday Somaliland, Soomaaliya iyo Jabuuti,