berberatoday.com
Madaxweyne African Ah Oo Shaqada Ka Ceydhiyey 10,000 Oo Shaqaale Ah , Hanjabaadna U Raaciyey
April 30, 2017 - Written by Berbera Today

Tanzania(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli ayaa shaqadii ka eryey inku dhow toban kun oo ahaa shaqaale rayid ah kadib markii lagu helay inay haysteen shahaadooyin been abuur ah.

Image result for John Magufuli

Badhdhitaan lagu sameeyay heerka aqoonta guud ahaan shaqaalaha dalka Tanzania ayaa la sheegay in shaqaale badan oo xilal kala duwan ka hayay dowlada aysan lahayn shahaadooyin rasmi ah.

 

Madaxweynaha dalka Tanzania ayaa u qabtay illaa laga gaadhayo 15ka bisha May shaqaalahan lagu eedeeyay inay haysteen shahaadooyin macmal ah inay xilalka wareejiyaan haddii ay diidaana xabsiga loo taxaabi doono.

 

 

Wadanka Tanzania ayaa waxaa ka jira suuqyo madow oo lagu iibiyo shahaadooyinka dugsiyada sare iyo dukumintiyada kale. Madaxweynaha dalka Tanzania Magufuli oo labadii sano ee la soo dhaafay hayay xilka madaxtinimada Tanzania ayaa ballanqaaday inuu wax ka qaban doono musuqmaasuqa ka jira dalkiisa.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews