Wax Yarbaa Inooga Hadhay Doorashadii Iyo Isbedelkii Umadu Sugeysey W/Q Fanaan Maxamud Xuseen Halwed
April 30, 2017 - Written by Berbera Today
Wax Yarbaa inooga Hadhay Doorashadii
Iyo Isbedelkii Umadu Sugeysey
Abaartii Sanadkan Kadhacaday Wadanka
Haynoo Noqoto Cashar Lama Ilaawaana
Oo Wax Lagu Qaato
Waxaan Marnaba La Ilaawi Karin Qurbajooga Oo Kaalintii Ugu Muhiimsanayd Ka Qaatay Xaalada Umadoodu Ku Sugnayd Ee Abaareed
Una Gurmaday Isuna Xilqaamay Sidii Ay Umadooda U Badbaadin Lahaayeen
Ilaahay baa Wax Badbaadshee
Waxaynu Dawlada Kulmiye Markay Ina Dhaafto Sanadkan Ku Xasuusan Doonaa Hadii Alle Idmo
1- Gudidii Abaaraa
2- Sixir Barar Aan Hore Loo Arag
3- DPW
4- Isku Shandheyn Baa Soo Socota
5- Hadaanu Kulmiye Nahay Waanu Guulaysanaynaa Oo Dawladaa Nalla Socota Oo Macnaheedu Yahay Xoolii Umadaanu Doorasho Ku Gelaynaa