Daawo Muuqalka”Gudoomiye Ciro Oo Ka Hadlay Xadhiga Masuuliyiin Xisbigiisa Katirsan Oo Xukumada Uxidhan Sidoo Kalena Ku Dhawaaaqay Wakhtiga Uu Iska Casili Doono Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada
May 3, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu ku dhawaaqey wakhtiga uu ka tagi doono kursiga gudoomiyaha golaha wakiilada
Muddane Ciro waxaa uu sheegay in uu kursigaas baneen Doono dhawaan isla markaana xildhibaanada isku sharaxay ay xaq u leeyihiin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com