Gudoomiyaha Golaha Deganka Degmada Berbera Iyo Ururka Saxaafad Gobolka Saaxil Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Yasiin Bisad(Max’ed Soonaani)
May 3, 2017 - Written by Berbera Today
Tacsi Tiiranyo Leh Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Gudoomiyaha Golaha Deeganka Degmada Cabdishakur Mahamuud Xasan Cidin Iyo Mayer Degmada Sheikh Ibraaahim Cabdilahi Cabsiiye .
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Jamac Yusuf Ahmed
Xil Mahamed Cali Dheere Dhamaan Masuulintaasi Waxay Tacsi Udirayaan alle ha naxariistee Marxuum Maxamed Yasiin Soonaani Oo Ku geeriyooday Magaalada Burco Oo Mudo Ku Xanuusanyey Marxuumku Alle waxay uga baryeen inuu naxariistii jano ka waraabiyo samir iyo iimana kasiiyo dhaman Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuumkaasi
Sidoo Kalena Saxaafada Gobolka Saaxil Ayaa tacsi taasi lamid ah U Dirtay Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuumkaasi U Diray Suxuufiintan Oo Kala Ah Suxufi Mahamed Hassan (ilkacase Faradeero)
Suxufi Mukhtar Cabdiraxman Sh.Cismaan nuur.
Wariye Sidiiq Carab Saleeban .
Jamac Mahamed Jaamac (jawaase) …siciid mahamuud xasan cidin ….axmed mahamuud xasan cidin …mustafe Xasan Axmed (Mustafe gaab) …cabdirashiid mubaarig cabdi…mahamed abdilaahi faarax soo fadhiiste…yasin jamac cali…mubaarig cismaan siciid nirig …axmed siciid mahamed …boqor tuulo axmed yaasiin ….cabdikhalaq awal bari …….xildhibaan mahamuud cabdilaahi aw aadan bidhiidh…xil cabdirashiid mahamed x.yusuf Dhamaan Masuulintaasi Waxay Tacsi Udirayaan alle ha naxariistee Marxuum Maxamed Yasiin Soonaani Oo Ku geeriyooday Magaalada Burco Oo Mudo Ku Xanuusanyey Marxuumku Alle waxay uga baryeen inuu naxariistii jano ka waraabiyo samir iyo iimana kasiiyo dhaman Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuumkaasi