“Wasiir Cadaani Ma Haboona In Loo Jawaabo Balse Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Ma Shaanidii Baad Soo Wadaa..”Musharax Cabdiraxmaan Ciro “Daawo Muuqal
May 3, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu si kulul uga jawabey eedo uga yimid wasiir Cadaani iyo gudoomiye Muuse Biixi
Muddane Ciro ayaa waxaa uu sheegay in Wasiir Cadaani aanu mudneen in loo jawaabo , balse waxaa uu gudoomiye Muuse Biixi Weydiiyey in uu qarxintii shaanida soo wado iyo in uu iska daayey .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan