Alle Ha Unaxariisto Marxuum Aadan Guun Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
May 4, 2017 - Written by Berbera Today
Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Ilaahay Ha Unaxariisto Marxuum Aadan Axmed Maxamed(Aadan Guun)oo kamid ahaa Saraakiisha Sare ee Ciidamada Booliska Somaliland islamarkaan kamid ahaa odayaasha Gobolka Saaxil oo Hargeysa Ku Geeriyooday isaga oo waaydan danmbe Marxuumku Xaalad Caafimaad dalka Malaysiya ugu Maqnaa Hase yeeshee Dhawaan kasoo Laabtay Isaga oo Xaaladiisa Caafimaad Wanaagsan tahay Waxase xaqii Ale Marxuumka Kusoo dagay habeenkii xalay Alle Ha Unaxariisto Qabriga iyo su,aashana ha Ufududeeyo Marxuum Aadan Guun waxa uu aha shaqsi afgaaban oo Umadu ka Nabad gasho afkiisa iyo adinkiisa