Daawo Muuqalka”War Bixin Laga Diyaariyey Roobabka Mihiigaanka Ah Oo Ka Curtey Gobalka Togdheer Iyo Dareenka Dadkii Abaaratu Saameysay
May 5, 2017 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Roobab mihiigan ah isla markaana aad loogu qabowsadey ayaa waxaa
ay ka curteen guud ahaan Somaliland gaar ahaan gobalada Togdheer iyo Sanaa goo ka mid ah gobaladii ay ku dhufatey abaarii ugu xumeed
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/AXPZ7t57FUg?t=11
Berberatoday.com