berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maxkamada Hargeysa Oo Digniin U Dirtay Cilaajyada Lagu Dabiibo Dadka Maskaxda Ka Xanuusanaaya
May 7, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha maxkamada Degmada Hargeysa ayaa waxaa uu digniin u diray masuulyiinta cilaajyada lagu dabiibo dadka maskaxda ka xanuusanaya .

Gudoomiyaha maxkamada ayaa sheegay in cilaaj yadu aanay cidna iska qaban Karin oo aanay cilaajyadooda ku xidhi Karin ilaa ay warqad ka helaan maxkamada degmada Hargeysa oo iyadu baadhitaan dheer sameyn doonta in uu qofkaasi waalan yahay iyo in aanu aheyn qof waalan

 

Sidoo kale gudoomiyuhu waxaa uu ku hanjabey in hadii ay masuulyiinta cilaaj yadu ay dadka iska xidhaan sharciga la marin doono masuulyinta cilaajyada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews