berberatoday.com
Hargeysa”Iskaashatooyinka Gaadiidka Basaska Xafadaha Hargeysa Ukala Baxa Oo Sixir Bararka Awgii Kordhiyay Lacagtii Basaska Lagu Raaci Jiray”Daawo warbixin Muuqal Ah
May 7, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qiimaha nooliga basaska xaafadaha magaalada Hargeysa loo kala raaco ayaa sare u kacay markii ugu horreyay ku dhawaad toban sano kaddib, waxaana qiimaha basaska xaafadaha qaar laga dhigay Laba kun oo shilin (2,000 SLSH) halka markii hore uu ka ahaa Kun iyo shan boqol oo shilin (1,500 SLSH).

Darawallada basaska magaalada Hargeysa ayaa ku doodaya in uu saameeyay sicir bararka ka jira guud ahaan Somaliland, wxaana ay sheegeen in ay is bixin wayday lacagtii ay markii hore ka qaadi jireen dadweynaha isticmaala gaadiidka basaska.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex ee Hargeysa Cabdillaahi Gaaxnuug Buraale ayaa ugu baaqay darawallada basaska in ay ka noqdaan go’aanka ay ku kordhiyeen lacagta lagu raaco basaska.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews