berberatoday.com
Wakaalada Biyaha Berbera Oo La Sheegay In Maareye Cusub Loo Soo Magacaabay
May 7, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Boos Ayaa La sheegay inuu Mareeye cusub u soo magacaabay wakaalada Biyaha Berbera Bare Sare Axmed Aadan Ismaciil waxaana lagu soo magacaabay wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland halka la Sheegay in xilkii laga qaaday Mareyihii wakaalada biyaha berbera kayd Cabdilaahi Xandule.

Wareegtada Maareyaha Cusub lagu magacaabay ayaan ilaa Hada warbaahinta Soo Gaadhin hase yeeshee la sheegay inay jirto.

Maareyaha cusub ee La sheegay in Wakaalada Biyaha loo Soo Magacaabay ayaa ah Bare Jaamacadeed isaga oo wax ka dhigi jiray Jaamacada Golis Faraceeda Berbera 

Wakaalada Biyaha Berbera ayaa waxa hore loo hoos geeyay Maamulkeeda Maamulka Golaha Deegaanka Degm,ada Berbera kadib markii Wasiirkii hore ee wasaarada Khayraadka Biyaha Baashe Cali Jaamac uu mudo laba todobaad gudihiisa wakaalada Biyaha Berbera umagacaabay sadex Maareeye oo kala duwan kuwaas oo dhamaantood aan xilka tirsanin oo maamulka golaha deegaanka Degmada Berbera hor istaagay

Ilaa Hada lama Hayo Waraaq wareegto ah oo Cadaynaysa Magacaabid Maareyahan Cusub ee wakaalada Biyaha Berbera oo Soo Gaadhay warbaahinta Madaxa Banaan waxase magaalada Berbera laysla dhex,arayaa in maareyahan Cusub la soo magacaabay kii horena Xilka laga qaaday

Dhawaan ayaa la sheegay in Madaxtooyadu dib uhoos gaysay wasaarada Khayraadka Biyaha wakaalada Biyaha Berbera taas oo keentay in durtaba maareye cusub lasoo magacaabo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews