berberatoday.com
Boob Qaawan ]:- Wasiir Cali Mareexaan Oo Iibinaya Bogcada Ugu Qaalisan Hargeysa + Qiimaha Uu Siisanaayo .
May 8, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

 

Hargaysa (Berberatoday.com)_ Wasiirka wasaarada Hawlaha guud Cali Mareexaan iyo wasiirka wasaarada
caafimadka Saleeban Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa waxaa la sheegay in wakhtigan lagu jiro kala guurka ay isla garteen in ay iibinayaan mid ka mid ah goobaha ay ugu qaalisan Suuqa Hargeysa goobtaas oo ay leedahay dawladu

tmp_447-IMG_8BC587-00812D-E28B96-16817F-FDABCB-B791E62117416744

Bogcadan ayaa waxaa ay tahay xarunta hooyada iyo dhalaanka taas oo ku taala badhtamaha suuqa weyn ee Hargeysa gaar ahaan agagaarka sarta dheer ee ay ku jirto shirkada Dahabshiil .

Wargeyska Hubaal oo saaka warkan ku soo baahiyey bogagiisa hore waxaa uu sheegay in uu helay wargeysku xogo xaqiiq ah oo ku saabsan dhul boobkaas uu bilaabey wasiir Cali Marexaan .

Sidoo kale qiimaha uu goobtaas ku iibinaayo Wasiir Cali Mareexaan ayaa waxaa uu wargeysku ku sheegay in ay tahay 2 Million oo Doller

Haddii ay arrinkani suurto gasho waxay ay laf jab ku tahay guuud ahaan qaranka Somaliland gaar ahaan dadka oo aan helayn adeegii caafimaad ee ay ka helayeen goobtan iibka loo qorsheeyay sidda wargysak hubaal xaqiijiyay.

Sidoo kale waxaa ay arintani ku soo beegmaysa xili uu madaxweyne Siilanyo amar ka soo saartey ilaalinta hantida umada xiligan lagu jiro kala guurka .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews