berberatoday.com
Daawo Sawiro:- Xildhibaan Faysal Abdi (Caynaan) oo Xaflad uu ugu mahadnaqayo Dadka soomaalida ah ku qabtey Bariga degmada Vaanta iyo Soomaalida degmada vaanta oon ukala hadhin
May 8, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Finland(Berberatoday.com)- Xildhibaan Faysal Cabdi oo laga soo doorto Deegaanka bariga Vaanta ayaa caawa Bulshada bariga Vaanta usameeyay Xaflad uu ugu mahadnaqayo dadka soomalida ah ee codkooda siiyey , waxaana ka soo qeyb galay ,odayaal , waxgarad , dhalinyaro iyo haweenka oo ka tirsan dhaman jaaliyada soomaaliyeed ee dagan degmada vaanta.

bulshada ka soo qaybgashay ayaa xildhibaan uducuceeyeen in ilaahay ufududeeyo hawlaha loo igmaday waxayna ahayd xafladf si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka hadleen haldoorka Magaaladaasi
Waxaa halkaas ka hadlay waxgaradka iyo aqoonyahno marti iyo odayaal dhaqameedka degmada vaanta ee soomalida ah iyo gudoomiyaha Bariga Vaanta Xuseen Aaroiw oo soo jeediyay hawshii ay qabteen reer Vaanta.
Iyo waliba gudoomiiyaha Sportiga Vaanta Cabdi Shakuur maalin

waxaana kulanka soo gababeeyay Xildhibaan Faysal Cabdi dhamaan bulshada Vaanta oo dhan gaar ahaan bariga umahad celiyay iyo intii soo ajiibtay mana iloobayo hawshii aan soo wada qabanay hadana hadii aydaan ila socon meel ma gaadhayo ee aynu wada shaqayno gacmo wadajir bay wax ku gooyaane

Berberatoday.com

Finland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews