berberatoday.com
Daawo,Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Hore Digniin Culus Uga Bixiyey Dooda Dr.Bulxan Ee Tegitaanka Muqdisho
May 8, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Hargaysa (Berberatoday.com)_ Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ah siyaasiyiinta waaweyn ee Somaliland,
ayaa wakhtiyo sii horreysay isaga oo la hadlaaya qaar ka mid ah warbaahinta, waxa uu si adag uga digay in aqoonyahan wakhtigaasi dalka Turkiga kaga qeyb-galay wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya ay furan wada halaq oo sababta in cid aan loo igman wada-hadaladdaasi ay dhinaceeda iska qabsato sida haatan taagan ee Dr.Bulxan ugu baaqey in uu muxaadaro ku saabsan gooni isu taaga Somaliland uu ka soo jeedinaayo Muqdisho balse wakhti xaadirkan ay dawladdu ka hor istaagtay.

Boobe Yuusuf Ducaale oo arrintan aragti dheer ku eegay sanado ka hor, ayaa waxa uu tibaaxay in haddii wada-hadalada ay ka qeyb-galaan cid aan sharcigu u banneynin ay sababi doonto in qof kasta uu iskiii ugu magac doonto Somaliland iyo qadiyaddeeda oo khatar gelin karta qaranimada Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews