berberatoday.com
Dhageyso”Maareeyihii Haayada Wadooyinka Ee Madaxweyne Siilanyo Xilka Ka Qaaday Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiir Cali Mareexan Aamaana Huwiyay Xirsi Cali Xaaji Xasan
May 8, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mareeyihii Haayada wadooyinka Somaliland Muddane Xasan Cali Cismaan ayaa waxaa uu maanta fashiliyey sir culus taas oo ah fashilka wasiirka wasaarada Hawlaha Guud Cali Mareexaan ee wadada Ceerigaabo

 

Mareeyaha ayaa waxaa uu sheegay in wadadii Ceerigaabo (65%) boqolkiiba shan Iyo Lixdan aanay dhisneen isla markaana ay dhisan tahay oo kaliya 35%

 

 

Sidoo kale Mareeyaha ayaa waxaa uu ka Hadley xil ka qaadistii uu maanta ku sameeyey madaxweyne Siilanyo isaga oo madaxweynaha aad uga mahad celiyey xil ka qaadis tiisa isla markaana waxaa uu xusay in xilku uu meerto yahay

Dhinca kale Maareyiii hore ee Haaya’ada wadooyinka Somaliland ayaa waxaa uu is bar bar dhig ku sameeyey Xirsi Iyo Cali Mareexaan , waaana uu tilmaamay in wadada Ceerigaabo hamigeeda iyo bilaabisteed uu lahaa Wasiir Xirsi isla markaana Cali Mareexan shaqo socota dusha kaga soo dhacay

” Wada Ceerigaabo ama shaqada ninkii bilaabey ee ku hamiyey baa libinteeda leh nin kastaa ha iska hadlee , Xirsi shaqo badan oo aan la qaban kareen maanta ayuu qabtey , Cali Mareexaan shaqo Socota ayuu dusha kaga yimid ” ayuu yidhi mareeyihii hore ee Haaya’da wadooyinka Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews