berberatoday.com
Ilaalada Xeebaha Talyaaniga Oo Soo Badbaadiyay Tahriibayaal
May 8, 2017 - Written by Berbera Today

Milan(Berberatoday.com)-Ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in 48 saac ee la soo dhaafay ka soo badbaadiyeen badda Mediterranean-ka qiyaastii Lix Kun oo qof oo doonayey in ay tahriib ku gaaraan Yurub.

nnnnn

Saraakiishu waxay sheegeen in Sabtidii iyo Jimcihii ay fuliyeen hawlo gurmad deg deg ah oo lagu samatabixinayo dadkaa tahriibka ah.

Dadkaa Tahriibka ah badankoodu waxay dalka Liibiya kaga soo safreen doonyo macmal ah.

Dadka tahriibka ah ee la soo badbaadiyey qaarkood ayaaba soo gaadhay xeebaha Talyaaniya halka boqolaal kalena markab ay leedahay hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ka soo dhex qaaday badda.

Markabkaa sida dadka la soo samatabixiyey ayaa la filayaa in uu maanta oo Axad ah ku soo xirto dekadda Reggio Calabria.

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews