berberatoday.com
Ra’isul Wasaaraha Dawlada Xamar Oo Markab Dagaal Dushiisa Kulan Kula Yeeshay Saraakiil Ciidan Oo Ajaaniib Ah
May 8, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya magaalada Moqdisho ayaa sheegaya in garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya iyo xubno la socda ay garoonka ka qaaday Diyaarad Helicopter ah .

 

Diyaarada qaaday Ra’isul Wasaaraha iyo xubnaha la socda ayaa geysay Markab dagaal dushiisa oo taagan biyaha Soomaaliya, waxa uuna halkaasi Ra’isul Wasaaraha xiligan kulan albaabada u xdhan yihiin kula leeyahay Saraakiil ajaaniib ah .

 

 

Wararka aay ilaysnews.com heleyso ayaa sheegaya in Markabka dagaal ee ku sugan biyaha Soomaaliya uuna saaran yahay Ra’isul Wasaaraha in uu yahay mid ay leeyihiin ciidamada Caalamiga ee biyaha Soomaaliya u jooga la dagaalanka Burcad badeeda Soomaalida.

Waxaana lagaga hadlayaa kulankani arimaha budhcad badeed biyaha Somaliya oo sanadkan dib u soo noqotey

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews