berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Qaabkii Uu Udhacay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Moqdisho .
May 9, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com0-Magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya waxaa maanta ka dhacay

qarax xoogan gaar ahaan maqaayad ku taalla wadada Maka Al-Mukarama gaar ahaan ka soo horjeedka Ex-Shineemo Somalia.

 

Qaraxan ayaa dad goob joogayaal ah waxay sheegeen in loo adeegsaday gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo la dhigay afaafka hore ee Maqaayadan oo magaceeda la yiraahdo Italian Coffe.

 

 

Qaraxan ayaa ahaa mid xooggan oo si weyn looga maqlay inta badan magaalada, waxaana xiliga qaraxan dhacayey maqaayada ku sugnaa dad fara badan oo halkaas xiliyada galabtii u soo doonta Shaah iyo caffe.

Ugu yaraan 6 qof ayaa la xaqiijiyey ina ku dhinteen, qaraxan halka toban kale ay ku dhaawacmeen kuwaasoo ka mid ahaa dadkii ku sugnaa maqaayada iyo agagaarkeeda sida ay sheegayaan warar aynu ka helnay ilo kala duwan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/M7lf9tB7tQo

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews