berberatoday.com
Fadeexad Culus”Afar Wasiir Oo Ka Tirsan Xukuumada Siilanyo Isku Beel Kaliyana Kasoo Wada Jeeda Oo Kaadhadhkoodii Codbixintu Ka Gubteen Kadib Marakay Dhawr Meelood Iska Diwaan Galiyeen+Waa Kuwama Wasiiradu Halkan Ka Akhriso
May 9, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Afar wasiir oo ka tirsan xukuumada madaxweyne Siilanyo ayaa

la sheegay in ay ka gubteen kaadhadhkoodii cod bixinta doorashooyinku ka dib markii ay laba jeer is diwaan galiyeen

Warkan oo uu qoray wargeyska Waaheen waxaa uu ku sheegay afartaas wasiir in yahiin wasiiro dhalasho ahaan ka soo jeeda gobalka Awdal kuwaas oo iska diwaan galiyey gobalkaas ay ka soo jeedan .

 

Wargeyska ayaa afartan wasiir ku kala sheegay in ay kala yahiin

 

 

1.Wasiirka wasaarada waxbarashada Cabdilaahi Ibraahim Habane

2.Wasiirka wasaarada Shaqada iyo arimaha bulshada Maxamed Cabdilaahi Obsiiye

3.Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha Cali Xaamud Jibriil

4.Wasiirka wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Maxamed Sheekh Cabdilaahi

Sidoo kale wargeyska ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka Somaliland uu yahay masuulka kaliya ee kaligii kaadhkiisa cod bixinta gobalkaasi ka qaatey kadib markii uu isagu hal mar is diwaan galiyey

 

 

 

Xigasho Wargeyska Waaheen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews