berberatoday.com
Maxamed Cali Bile caga baruur siyaasada ku cusub, doonaya in uu soo caan baxo by Abdi Mustafe
May 9, 2017 - Written by Berbera Today
Maxamed Cali Bile oo mudo dheer Hargiesa ka ahaa shaqaalaha hoose ee haya’da Unicef ( National staff ) oo Iraq tegay markay bur-burtay isaga oon derjo sare lahayn oo Caman iyo Yemen oo keliya ka soo shaqeeyey ayaa wuxuu sheegtaa nin aqoon yahana oo aduun yada badh keed ka soo shaqeeyey. Markuu dalici kari waayay ee uu Yemen ku abaaday ayuu shaqadii ka tegay oo Nigeria ka qabtay shaqo wasaarada arimaha dibada ee maraykan ku lahayd oo aannu cilmigeeda lahayan dabeed markuu wadi kari waayay ayay shaqadii ka caydhiyeen. Iminkana waakaa Jamacada Hargiesa sideeda boqol ee dollar ka qaata. Hadaba waxa wax aad loola yaaba ah Maxamed Cali Bile oo shaqada ma gudbe ku ahaa inta uu siyaasada dalaq yidhaa uu canbaareeyo rag ruug cadaaya oon shilin siyaasad ka soo gala mooyaane aan weli risiq kaleba cunin sida Abdirahman Ciro oo uu hadalo jilicsan la daba ciiro. Maxamed mar wax laga weydiiyey in Silaanyo dalka ka taliyo iyo in kale markiiba isaga oo guulwadeynaya ayuu ku bilaabay Silaanyo iyo Ciro labaduba wadanka way ka taliyaan. Miskiin siyaasada caga baruur ku ah dhana ka baqaya Silaanyo oo isku qaadaya gidaar kale. Maxamed wuxuu aad u amaana xisbiga Kulmiye oo uu qabyaalad uugu biiray mana oga in golaha wakiiladu Kulmiye u badanyiin waxa dalka kharibayna yahay dowlada iyo xisbiga uu ku biiray. Maxamed siyaasadaa ka qasan oo intuu is leeyey Muse Biixi is maqashii ayuu af-libaax ku dhacayaa. Mar la waray-sanayay ayuu dad uu lahaa isku beel kama soo jeedno ku daray marxuum Egal. Subxaan hadaanay Egal isku beel ahayn isagu ma xabishi baa suura doodii waabuu leeyey e. Qofba qofka uu ka cilmi yaryay ka sanqadh badan oo tobanaan PHD sita ama dhakhaatir ah baa Somaliland jooga oo mid qudha oo faana malaha hase yeeshee Maxamed Cilmi aan loo ogayn waxna aanay ka jirin buu waagii beryaba sheegtaa. Aqal kiisa ayuu ka hadlaa dadka jooga ayuu sheegaa dhulka uu doonayo in uu ibsado ayuu ka waramaa. Waa nin isla baxsan hase yeeshe aan lahayn aqoonta uu ku faanayo. Maxamed waa nin faan jecel oo warbaahinta u yeedha si uu caan u noqdo.

Little knowledge is dangerous and little learning is a dangerous thing too.

Abmustafe123@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews