berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Magaalada Moqdisho + Khasaaraha Ka Dhashey .
May 9, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Wararka iminka ka imanaya magaalada Moqdisho waxaa ay sheegayaan in

qarax aad weyn uu goor dhaweyd ka dhacay magaaladaasi .

 

Qaraxan oo aad u xooganaa ayaa daryankiisa si weyn looga maqlay inta badan magaalada Moqdisho

 

 

Shabakada Ilaysnews.com oo qaraxaasi warar hor dhac ah ka helaysa waxaa ay sheegayan in qaraxan loo adeegsaday gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buxiyey uu ka dhacay maqaayad lagu magacaabo Italian Caffe oo ku taalla wadada Maka Al Mukarama kuna dhow gurigii hore ee shaqaalaha oo hadda xarun KMG ah u ah heyada socdaalka iyo jinsiyadaha dowlada Soomaaliya.

Maqaayada oo aheyd goob shaaha laga cabo ayaa waxaa galabtii isugu iman jiray dad fara badan waxaana la soo sheegayaa inuu goobta ka dhacay burbur iyo khasaare badan, waxaana goob joogayaal ay sheegayaan in gaadiid gubanaya halkaas lagu arkayo.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la sheegay inuu geystay qaraxan inkastoo aan tirakoob sax ah laga heynin, gaadiidka gurmadka deg deg ah ee Ambalaasta ayaana goobta gaadhay.

Ciidamada amaanka dowlada ayaa xiray goobta qaraxani ka dhacay, iyagoo rasaas goos goos ah hawada u ridaya si ay ugu kala ceydhiyaan dadweyne badan oo halkaas ku yaacay si ay indhahooda ugu soo arkaan khasaaraha goobta ka dhacay

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews