Wasiirka Maaliyadda Oo 1,200,000 Dollar Ku Wareejisay Komishanka Doorashooyinka
May 9, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa shalay Komishanka Doorashooyinka Qaranka ku Wareejisay $1,200,000 (Milyan iyo Laba Boqol oo Kun oo Dollar) oo ka dhinayd lacagtii ay xukuumadu Somaliland hore u balanqaaday oo ay qabtii hore dhawaan lagu wareejiyey komishanka doorashooyinka.