Xeerka Saamiga Kootada Ka Qayb-Galaan Siyaasada Dalka Iyo Golayaasha Qaranka In La Ansixiyo Waxa Wax Diiday Gudoomiyaha Barlaamaanka Somaliland? W/Q Mohamed Abdi Jam
May 9, 2017 - Written by Berbera Today
Xeerka Saamiga Kootada Ka Qayb-Galaan Siyaasada Dalka Iyo Golayaasha Qaranka In La Ansixiyo Waxa Wax Diiday Gudoomiyaha Barlaamaanka Somaliland?
Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakato, Marka Hore Waxa Aan Salaamayaa Dhammaan Hawl-Wadeenada Warbaahinta Xorta Ah Ee Reer Somaliland Iyo Akhristayaasha Sharafta Mudan Bacdal Salaan, Waxa Qalinka Igu Kalifay Maanta Inaan Qalinka Iyo Buuga Isku Keeno Qormadan Ama Maqaalkaygan “In Xeerka Saamiga Kootada Ka Qayb-Galaan Siyaasada Dalka Iyo Golayaasha Qaranka La Ansixiyo wax diidan Xildhibaanada xisbiga kulmiye iyo gudoomiyaha xisbiga wadani ahna gudoomiyaha barlaaamanaka somaliand