berberatoday.com
Cudurka Iyo Caafimaadkaba Ilaahay baa Keena W/Q Fanaanka Maxamud Xuseen Halwed
May 10, 2017 - Written by Berbera Today

Nin Xanuunka TB Qaba Ayaa Meel Dad Joogaan Soo Fadhiistay Markuu Cabaar Fadhiyey Ayuu Qufac Bilaabay Markuu Dhawr Jeer Qufacay Ayaa Nin Ag Fadhiyey Yidhi Shifo
Markuu Qufacaba Ninkii Ag Fadhiyey Baa Yidhaahda Shifo Ninkii Xanuunka TB Qabaybaa Wuxuu Maqlaa Markuu Qufacaba Nin Ag Fadhiyoo Leh Shifo .wuxuu Ugu Jawaabay Laygala Quusey

Xisbiga Kulmiye Ilaa Malintii Gudoomiye Muuse Biixi Lagu Wareejiyey Qufacaasuu Weday Xisbigu .Markuu Qufacaba Qollada Jeegaanta Burco Ayaa Tidhaahda Shifo
Jawaabta Xisbiguna Waxay Noqtaa Laygal Quusey …

Tollow Maxay Bulshadu Ku Fasili Kartaa Arintaa …Dee Bal Aynu Eegno

 

 W/Q Fanaanka Maxamud Xuseen Halwed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews