berberatoday.com
Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Oo Galay Komishanka NDC, Iyo Gudoomiyihii Haayadaas Oo Qurbaha Ubaxsaday
May 10, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kadib markii madaxwaynaha somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo uu dhawaan soo saaray amar ku saabsan in sharciga la horkeeno masuul kasta oo lagu heli musuqmaasuq ayaa todobaadkan aynu ku jirno waxa bilaabmay in hantidhawraha guud ee qaranka odhit galiyo qaar kamida haayadaha kala duwan ee dawladda
maxamuuud dheere

waxaana haayadaha ugu horeeya ee hantidhawruhu galay kamida qaar kamida wasaaradaha dalka iyo haayadaha madaxa banaan oo ay kamid tahay komishanka abaabul ka saarka qaranka NDC
inkastoo masuulkii haystay komishankani u dhoofay qurbaha hadana waxa ilowaredyadda baligubadlemedia helaysaa sheegayaan inuu hantidhawruhu labadii maalmood ee ugu dambeeyay ku jiray komishankaas iyadoo aan ilaa hada jirin wax macluumaad ah oo hantidhawraha guuud ee qaranku ka soo saaray komishankaas

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews