Madaxweyne Axmed Siilanyo Iyo Wafti Balaadhan Oo Xukumadiisa Katirsan Oo Socdaal Ku Imanaya Galabta Berbera Iyo Ujeedada Socdaalka
May 10, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Siilanyo Iyo Wafti Balaadhan oo Uu Hogaaminayo ayaa Galabta Casarka Socdaal Kaga Soo bixi Doona Berbera iyada oo Madaxweynaha iyo waftigiisu socdaal ku iman doonaan magaalo Xeebeeda Berbera.