berberatoday.com
“Musharaxiinta Qaarkood Markay Maansoor Joogan Waxay Yidhaahdaan Saldhiga Ciidan Waanu Ka Soo Hor Jeednaa,Markay Madaxtooyada Joogaana…”Musharax Ciro Ereyo Culus Ku Ganay Muuse Biixi”Daawo Muuqal
May 10, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ereyo

culus oo sarbeeban uu ku ganay dhigiisa Muuse Biixi Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu si dadban u sheegay In Muuse Biixi marka uu Hotel Maansoor uu joogo uu yidhaahdo saldhiga ciidan ee laga siiyey Berbera dawlada imaraadka waan ka soo horjeeda marka uu madaxtooyada joogana ku hadlo af kale oo uu yidhaahdo saldhiga boqolkiiba boqol waan taageersanahay

 

” Musharaxiinta qaarkood marka ay Hotel Maansoor joogaan waxay yidhaahdaan Saldhiga Ciidan ee Berbera waan ka soo hor jeedaa , Marka ay madaxtooyada joogana waxay yidhaahdaan saldhiga boqolkiiba boqol waan taagersanahay ” ayuu yidhi

 

 

Sidoo kale musharax Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu sheegay in Ey loo xidho calanka xisbiga Waddani aan lagu kala badin doonin ee lagu kala badin doono quluubta shacbiga reer Somaliland

” Ey calanka xisbiga waddani loo xidho lagu kala badan maayo ee waxaa lagu kala badinayaa quluubta shacbiga ” ayuu yidhi musharax Cabdiraxmaan Ciro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/aImhrZWl6Wg?t=326

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews