berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Ciidamo Gadoodsan Oo Isku Shubay Xarunta Baarlamaanka Somaliland Iyo Waxyaabaha Ay Ka Cabanayaan
May 10, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamo gadoodsan ayaa waxaa ay maanta isku shubeen xarunta baarlamaanka Somaliland , gaar ahaan aqalka golaha wakiilada .

Ciidamada ayaa waxaa ay kulan la yeesheen gudoomiyaha gudida arimaha bulshada ee golahaasi xildhibaan Xassan Cawaale isla markaan waxaa ay cabasho xoogan ka muujiyeen sicir bararka dalka ka jira oo ay sheegeen in uu sameyn weyn nolashoodii ku yeeshay .

 

Xildhibaan Xassan Cawaale gudoomiyaha gudida arimaha bulshada ee golaha wakiilada oo ay ciidamadani la kulmeen ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadu u sheegen in lacagta ay mushaharka u qaataan aanay kirada guryahooda iyo waxbarashada caruurta aanay ka bixin kareeen sicir bararka dalka ka jira awgeed waxaana uu madaxweyne Siilanyo ugu baaqay in sicir bararka dalka ka jira si deg deg ah wax uga qabto

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/0T_JH_7IVEY?t=2

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews