berberatoday.com
Madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag Oo Si Adag Ula Hadlay Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Oo Wada Qorshe Ay Guriga Kaga Saarto Qoyska Gudoomiyihii Hore Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Ee Geeriyooday
May 11, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka gobolka Sanaag ayaa maanta si adag ula hadlay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo oo wadda qorshe ay guriga kaga saarto qoyska gudoomiyihii hore ee Baanka Dhexe ee Somaliland Marxuun Cabdiraxmaan Ducaale Daanbir.

Waxaana madax-dhaqameedkan iyo waxgaradkani ay sheegeen inaanay marnaba aqbalayn talaabadan ay wado xukuumaddu,iyaga oo sidoo kalena farta ku fiiqay inay hawshan wataan Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi  Cabdi,Wasiirka  Hawlaha guud iyo Guryaynta Cali Mareexaan iyo boqor Buur madow.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

https://youtu.be/tLuRdWkse9M

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews