berberatoday.com
Xildhibaanadii, Waxgaradkii,Aqoonyahankii Iyo Odayaashii Gobolka Saaxil Oo Aan Ka Qeyb Galin Xafladii Sida Rasmiga Ah Loogu Wareejinaayay Maamulka Iyo Maalka Dekeda Berbera
May 11, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Iyada oo Madaxweynaha Somaliland ilaa shalay Berbera ujoogay xaflada Sida rasmiga ah Dekeda Berbera loogu Wareejinaayo Shirkada DP World ayaa waxa aan xafladaas ka qeyb galin guud ahaan shaqaale weynihii Dekeda Berbera oo guud ahaan la Fasaxay iyada oo shaqadiina saaka la joojiyay oo wax shaqo ahi Dekeda Kas socon.

Sidoo kale Waxa aan Xafladaas ka qeyb galin oo aan lagu casuumin Guud ahaan Waxgaradkii, aqoonyahankii,Cuqaashii,Salaadiintii iyo Xildhibaanadii Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Waxaana xaflada maamulanaayay Wiilka Madaxweyne Siilanyo Sodog uyahay ee Baashe Morgan oo aan haba yaraatee aan wax qiimayna aan uhaynin dadka ku dhaqan deegaanka Gobolka Saaxil
Waxa magaalada Berbera ku sugan oo aan haba yaraatee dekeda Berbera lagu wareejinaayay kasoo xaadirin oo aan kasoo qeyb galin dadka Muxtarimka ah ee kasoo jeeda ee mata shacabka ku dhaqan gobolkan.

Xafladan oo meeqaamka Madaxweynaha Hoos udhigtay meel kadhacna ku ahayd haykalka dawladnimo ayaa waxa lagu soo dhaweeyay oo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ilaa shalay Berbera ujoogay wiil dhalinyaro ah oo kasoo jeeda dalka isutaga Imiraatka Carabta oo ah Madaxa shirkada DP World oo lagu magacaabo Rashiid Almakhtuum.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews