berberatoday.com
Sirdoonka Dawlada Koonfur Sudan Oo Xidhay Lix Mucaaradka Itoobiya Oo Lagu Qabtay Iibsiga Hub
May 12, 2017 - Written by Berbera Today

Juba(Berberatoday.com)-Saraakiisha sirdoonka ee South Sudan ayaa la sheegay inay ku xireen lix mucaaradka Ethiopia magaalada, Juba. Mucaaradka la xiray ayaa la sheegay inay ka tirsan yihiin ururka Ethiopia Unity Front Patriot (EUPF).

 

dd

Kooxda EUPF ayaa dagaal kula jiray xukuumadda Addis Ababa muddo ka badan toban sano. Iyadoo hoggaamiyaha kooxda uu dhawaan heshiis la gaaray maamulka Addis ka dib dhexdhexaadin ay ku lug lahaayeen Juba.

 

Sababta ka dambeysa xarigga kooxda ee Juba, waxay tahay inay hub ka iibsanayeen maleeshiyaadka hungry Mathiang Anyor iyadoo dowladda South Sudan aysan ka war haynin.

” Hoggaamiyaha kooxda, General Thowath Pal Chay, ayaa si kastaba ha ahaatee, ku eedeeyay afhayeenkiisa inuu ka dambeeyay xarigga. Eedeymahaas oo Colonel Pal Odol beeniyay wareysi ay la yeelatay wargayska Koonfurta Sudan Tribune.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews