Daawo,,,Wasiir Cadaani Oo Muuse Biixi Hortiisa Maanta Qiiro Darteed La Ilmeen Gaadhey , Eedeymana Hawda U Mariyey Xirsi Iyo Musharax Cabdiraxmaan Ciro
May 13, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Hargaysa (berberatoday.com)_ Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani
oo maanta ka hadlaayey xaflad xisbiga Kulmiye Qabsadey ayaa waxaa uu ku sigtey in Qiiro Darteed uu ku hor ilmaayo Muuse Biixi .
Sidoo kale Wasiirkan ayaa sidii caadada u aheyd waxaa uu ku eedeymo hawda u mariyey musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro iyo hogaamiyaha xisbigaasi Xirsi Cali Xaaji Xassan