berberatoday.com
Maydadka Tariibayaashii Somalidii Ahaa Ee Yemen Lagu Xasuuqay Oo La Aasayo Iyo Balanqaadkii Xukumada Siilaanyo Oo Beenoobay
May 13, 2017 - Written by Berbera Today

Sanca(Berberatoday.com)-Ilaa 42 maydad dadka Soomaali ah oo muddo dhowr bilood lagu hayay qaboojiyayaal dalkaasi Yemen ayaa ugu dambayntii maanta la aasay ka dib markii kooxda Xuutiyiintu ogolaadeen.soomaalidiid yemen lagu laayay

Qunsulka Soomaaliya ee dalka Yemen Axmed Suudan ayaa u sheegay Idaacada Goojoog in dedaal dheer ka dib ay ku guulaysteen in Kooxda Xuutiyiinta ay ka dhaadhiciyeen inay in la aaso meydadka Soomaali u badan badan oo laga shakisan yahay in diyaarahada Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga ay ku laayeen xeebaha dalka Yemen.
Wuxuu sheegay in kooxda xuutiyiintu ay dalbadeen in dowladda Soomaaliya ay soo qoraan warqad cadeynaynaysa in dadkaasi ay laayeen Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sucuudigu, hase yeeshee ma uusan sheegin in dowlada Soomaaliya ay warqadaasi u direen xuutiyiinta iyo in kale
Dhinac kale, Qunsul wuxuu ka hadlay dadkii ku dhaawacmay duqayntaasi, oo uu sheegay inay ka codsadeen dowladda Soomaliya iney wax u qabato, lana xisaabtanto dowladihii duqayntaasi fuliyay.
Dowladaha sucuudiga iyo Imaraadka oo diyaaradahoodu ay ka howlgalaan halka ay duqayntu ka dhacday ayaa dafiray inay laayeen dadka Soomaalida ah, hase yeeshee Hay’adaha xuquuqul insaanka ayaa sheegay in dhammaan tilmaamuhu ay farta ku fiiqayaan Isbahaysiga.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews