berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Xoghayihii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Oo Xilkii Iska Casilay Iyo Sababta Kaliftay
May 13, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-War Deg Dega” Xoghayihii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Cali Maxamed Muuse(Cali Halakaco) Oo Goor dhaweyd ku Dhawaaqey inuu Iska Casiley Xilkii uu Ka Hayey Xisbigaasi kulmiye,

Xoghayaha ayaa waxa uu iscasilaadiisa Ku sababeeyay Kala Danbayn La,aan iyo Maamul xumo baahsan oo Xisbiga iyo hogaankiisa Heer Qaran soo food saartay iyo Kasbashadii Bulshada reer Somaliland ee xisbiga oo kalsoonideedii maalinba maalinta ka danbaysa soo yaraanayso.

Waxa kaloo Xoghaye Cali Maxamed Muuse(Cali Halakaco)sheegay in sida uu hada ku socdo Xisbil xaakimka Kulmiye aan lagu hanan karin hogaanka Dalka.

Goor dhaw Filo Warkan Oo Muuqaal Dhamaystirana

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews