berberatoday.com
Weerar Internet-ka Ah Oo Lagu Qaaday Dalalka Adduunka Ugu Awoodda Badan Qaarkood
May 13, 2017 - Written by Berbera Today

UK(Berberatoday.com)-Waxa lagu soo warramayaa in dhowr waddan oo ay ka mid yihiin Ingiriiska, Spain, Ruushka, Mareykanka iyo Shiinaha lagu qaadey weerar internet-ka ah oo xog lagagala baxayo kombuyuutarradooda.

Deraasaad ay sameeyeen khubarada tiknoolajiyadda kombuyuutarrada iyo internet-kuna waxay muujisay in weeraradani uu isku xidhiidhsan yihiin.

Wasaaradda caafimaadka Ingiriiska ayaa sheegtey in weerar lagu qaadey xogta keydka internet-kooda oo saameey cusbitaallada iyo dhakhaatiirta Qoyska ee gobolka England.

Xarumaha adeegyada caafimaadka qaarkood ayaa dhamaanba xidhey kombuyuutaradoodii xogtu ugu kaydsanayd.

Waddanka Spain cusbitaallo badan oo ku yaalla dhowr gobol ayey khasab ku noqotey in ay hakiyaan adeegyada gargaarka deg-degga ah, dowladda Spain waxa kale oo ay sheegtey in dhowr shirkadood oo telefoonnada ah la weerarey xogtooda internetka.

_96035868_faf40593-5de7-4dc9-a910-a2e632d3cb0a

Illaa hadda lama sheegin Cidda qaadday Weerarka dhanka Internet-ka ee saameeyay Dalalka Adduunka ugu awoodda badan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews