berberatoday.com
Anigu Waxaan Ahay Musharax Aan Marna Tanaasuleen ..” Xildhibaankii Labaad Ee Ka Soo Jeeda Beesha Gudoomiye Ciro Oo Ku Dhawaaqey In Uu Musharax Yahay + [Muuqaal]
May 14, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Hargaysa(Berberatoday.com)_ Xildhibaan Siciid Warsame Gaane oo ka mid ah mudanayaasha golaha
wakiilada Somaliland isla markaana ka soo jeeda deeganka uu gudoomiye Ciro ayaa waxaa uu ku dhawaaqey in uu yahay musharax u taagan jagada gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada hadii uu kursigaasi banaanado

Muddo hada laga joogo middo bil ku dhawaad ah waxaan halkan kaga dhawaaqay in aan ahay musharax u taagan kursiga gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada hadii ay jagadaasi banaanaato

Hadii ay jagada gudoomiye ku xigeenka golaha wakiiladu banaanato , waxaan ahaay musharax u taagan kursigaas , waliba aan tanaasuli doonin ” ayuu yidhi xildhibaanku

Sidoo kale xildhibaankan ayaa waxaa uu sheegay In golaha wakiiladu uu xukuuumada ka codsanaayo in la hor keeno heshiisyadii dhabta ahaa ee ay la gashay shirkada Dp World iyo saldhiga Military ee Imaaradka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews