berberatoday.com
Haweenay Laba Caruur Ah Oo Isku Dhegan Dalka Ethiopia Ku Dhashay
May 15, 2017 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Haweenay u dhalatay dalka  Ethiopia ayaa taariikhda dalkaasi Markii ugu horeysay dhashay laba caruur ah oo isku dhegan.

caruur isku dhegsan

Hooyadan oo labada caruur ah ku dhashay cusbitaal ku yaala Magaaladda  Debre Berhan,  oo dhacda Badhtamaha Dalka Ethiopia ayaa waxa ay dhakhaatiirtu sheegen in xaaladooda caafimaad ay wanaagsan tahay.

Dr. Fiseha Tadesse, Oo ah agaasimaha cusbitaalka isla markaana ku takhasusay Gynecology ayaa sheegay in labada caruur ah mid kastaba culayskiisu uu dhan yahay 3kgm.

waxa uu intaasi ku daray in labada caruur ah ee isku dhegan iyo hooyadoodba ay caafimaadkoodu aad  u wanaagsan yihiin.

sidoo kale waxa ay dhakhaatiirtu xuseen in hooyadani ay marka ilmo yar keligii dhashay, balse labadan ubad ahi ay soo dhasheen iyaga oo isku dhegan, waxaana loo badinayaa in wax wadaageen

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews