berberatoday.com
Ilaali Riyaadaada Oo Ku Samir Waxay Noqon Doontaa Mid Dhab Ah”Mr. Fred Smith
May 16, 2017 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Asaasaha shirkadda alaabooyinka dunida u kala qaada ee Fedex (Federal Express) Mr. Fred Smith ayaa markii Jaamacadda uu dhiganayey Sannadkii ugu danbeeyayna uu ku jiray ayuu macalinkiisu ka dalbaday inuu soo diyaariyo mashruuc ka mid ah kuwo uu ku riyoonayo.

Smith ayaa macalinka markiiba usoo gudbiyay fikradda mashruuca ah “ Shirkadda alaabooyinka dunida u kala qaada oo gaarsiisa goob kasta laba maamod iyo wax ka yar”.

Laakiin macalinka ayaa mashruucaasi ku tilmamay mid faashil ah oo aan suurtagal ahayn waxaana uu ku siiyay derejada ah “Aqbal keliya”. Laakiin wuxuu u sheegay inuu siin doono derejo wanaagsan haddii mashruuc kan ka fiican uu keeno. Smith isla weedhahaasi ayaa ku dhaliyay inuu riyadiisa kaga dhabeeyo.

Markii uu Jaamacadda ka qalin jebiyay wuxuu bilaabay mashruuca rarida iyo gaarsiinta alaabooyinka ,isagoo ku bilaabay waxa yar, laakiin bilwogii khasaare ayuu galay iyadoo weliba dadkuna ay ku ciyaari ama dheel dheel jireen shaqadiisa cusub.

Smith wuu iska watay shaqadiisa dana kama gelin dadka ku ciyaaraya oo waa uu dadaalay ilaa ay noqotay shirkadiisu kuwa ugu waaweyn ee hawshaasi dunida ka haya. Maanta dunida gaadiidkiisa dhulka, dayuuradihiisa iyo Markaabtiisu ayaa meel kasta iyo dacal kasta oo dunida mushaaxaya iyagoo geynaya Alaabo kala duwan.

Taariikhdu ma xusin macalinkaa ardayga miskiinka ah siiyay qiimaynta liidata iyo niyad jabka laakiin waxay qaadaa dhigtay taariikhdu adkaysiga iyo niyadda adag ee ardaygaasi iyadoo lagu qoray halku dhigiisa xuruuf bilyano doller oo xikmadda ah “ Ilaali riyaadaada oo ku samir waxay noqon doontaa mid dhab ah”

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews