berberatoday.com
Madaxwaynaha Maraykanka oo Lagu Eedeeyay Inuu Sir Siiyay Masuul Dawladda Ruushka Ka Tirsan oo Kula Kulmay Aqalka Cad
May 16, 2017 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa macluumaad sir ah oo muhiim ah oo ku saabsan kooxda la baxday Dawladda Islaamka la wadaagay wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka sida ay ilo u sheegeen warbaahinta Maraykanka.

Macluumaadkan ayaa laga helay dal ay saaxiibo yihiin Maraykanka lagamana helin ogolaansho ku aadan in lala wadaago Ruushka, sida uu baahiyay wargayska Washington Post.

trium

Trump ayaa todobaadkii hore Aqalka Cad ku qaabilay Sergei Lavrov.

Saraakiisha ayaa diiday wararka warbaahinta laakiin masuul sare oo ka tirsan xisbga Jamhuuriga ee Trump ayaa dalbaday in faahfaahin laga bixiyo arrintan.

Waxaa soo laalaabtay eedaymaha ku saabsan in calaaqaad uu dhexmaray ol’olihii

doorashada ee Trump iyo Ruushka, waxayna qayb ka tahay baaritaanno dhawr ah oo la wado.

Laakiin madaxweynaha ayaa eedaymahaas waxba kama jiraan ka soo qaaday isaga oo ku sheegay “war been ah”

Intii uu Trump ku jiray ol’olaha doorashada wuxuu ku celceliyay dhaliil uu u jeediyay Hillary Clinton oo ay isla tartameen taas oo ku saabsanayd sida ay u maaraysay macluumaadka muhiimka ah ee sirta ah.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews