berberatoday.com
Mid Kamida Musharixiintii Kula Tartamaayay Farmaajo Kursiga Ugu Sareeya Dawlada Xamar Ee Madaxweynenimada Oo Hargeysa Jooga Iyo Kulamo Uu La Qaatay Masuuliyiin Katirsan Xukumada Iyo Asxaabta Qaranka
May 16, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa waxa ku sugan Bashiir Raage Shiiraar oo ah nin caan ka ah koonfurta Soomaaliya isla markaana kamid ahaa murashaxiintii Madaxweyne Farmaajo kula tartamay doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya.

Bashiir Raage Shiiraar ayaa waxa La wariyay inuu la kulmay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ilaa Hadana Lama garanayo waxa kulamadaas lagaga wada hadlay iyada oo lawada ogyahay in Bashiir Raage Shiiraar yahay nin kasoo jeeda Koonfurta Somaliya oo Waliba siyaasiya isla markaana aan marnaba aqoonsanayn qadiyada iyo Qaranimada Somaliland oo kasoo horjeeda.

Dadka Sida Rasmiga ah Bashiir Raage Shiiraar uyaqaanay ayaa sheegay inuu yahay nin ku adag Midnimada Somaliland hadana umuuqda mid u ololaynaya Midnimada Somaliya isaga oo Somaliland ku yimi booqasho rasmiya oo ogolaansho uu ka helay Xukumada Madaxweyne Siilanyo.

Xukumada iyo asxaabta qaranka Somaliland midna kamay hadlin socdaalka Masuulkan shirarka ay la yeesheen.

 

 

Berberatoday.com Hargeysa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews