berberatoday.com
Falaadhi Gilgilasho kagama Godo Dhankastaba Haloo rido Kulakii Muse Biixi iyo suxufiyiinra Beeshiisa”W/Q Eng Ahmed Du’ale
May 17, 2017 - Written by Berbera Today

Falaadhi Gilgilasho kagama Godo
Dhankastaba Haloo rido
Kulakii Muse Biixi iyo suxufiyiinra Beeshiisa

Kulankan qarsoodiga ah ayaa waxaa uu ka dhacay Hotel Lake Asal ee Magaalada Hargeysa waxaana ka soo qeyb galay marka saxafiyiintaas iyo Muuse Biixi laga reebo masuulyiin kale oo ka tirsan xisbiga Kulmiye taas oo ay ka mid yahiin Marwo Caasha Qaalib iyo Aqoon yahan Maxamed Cali Bile .

Kulankan oo xogtiisa la ilaaliyey ayaa waxaa uu musharax Muuse Biixi u soo bandhigay saxafiyiintan beeshiisa isla markaana uu ka dalbadey in ay dhisaan isla markaana ay garab istagaaan

Sidoo kale Saxafiyiintan ayaa la sheegay in ay iyaguna dhankooda balan qadeen in ay si dhaw ula shaqeyn doonan isla markaana Muuse Biixi ay dhisi doonan intii awoodooda Ah

Dhinaca kale waxaa saxafiyiintan loo soo bandhigay in ay si xoogan uga shaqeyaan in deeganada uu Muuse Biixi ka soo jeedo oo diwangalintu dhawaan ka bilaabmi doonto ay xooga saran sidii ay bulshada ugu dhiirin lahayeen in ay kaadhadhka cod bixinta qaataan iyaga oo isticmaalaya warbaahinta ay ka shaqeyaan

Xisbiga Kulmiye iyo Musharax Muuse Biixi ayaa waxa iyaguna ay balan qadeen in ay bixin doonan waxii kharash ah ee arintaasi ku bixi doonta isla markaana waxaa la filayaa in saxafiyiintani dhawaan ku bixi doonan safar ku jiheysan deeganada Muuse Biixi ka soo jeedo oo ay diwaanaglintu dhawaan ka bilaabami doonto iyaga oo ay weheliyaan Musuulyiin ka tirsan xisbiga Kulmiye oo iyagu deegaanadaasi ka soo jeeda

Taariikhda Somaliland waa markii ugu horeysay ee mid ka mid ah saddex musharax ay fal noocan oo kale ah ku kacaan isla markaana ay saxafiyiinta kala socaan

W/Q Eng Ahmed Du’ale

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews